Posts

Showing posts from January, 2025

Faa'iidada biyaha

Image
Qormada todobaadka ee Arrimaha Bulshada waxaan kaga hadli doonaa qaybo ka mida faa,iidooyinka kala duwan ee laga helo cabitaanka biyaha badan, iyo ahmiyada ay u leeyihiin caafimaadka dadka inaga oo ka war qabna in biyuhu yihiin nolosha oo dhan oo aanu qofna ka maarmin hadana waxaad mooda in dadka intooda badani aanay fahansanayn faa,iidooyinka caafimaad ee ku jira cabista biyo ku filan maalin kasta. Hadaba akhristoow Biyaha oo lacabaa waxay leeyhiin faa’idooyin badan waxana aan halkan kusoo gudbinaynaa 10 faa’ido oo muhiim ah kuwaaas oo laga helo biyo badan oo la cabo. Biyo badan oo la cabo waxay faa,iido u leedahay jidh dhiska iyo jimicsiga. Daraasad lagu sameeyay ragga iyo dumarka jimicsiga ciyaara waxaa lagu ogaaday in kuwa caba 2 koob oo biya ah ka hor jimicsiga inta aanay bilaabin ay helaan nashaad iyo jidh ka wanaagsan kuwa biyaha yar caba. Biyaha caadiga ah oo aad loo cabo waxay jidhka ka saaraan baruurta. Biyaha oo la cabo waxay keenaan adkeysi badanwaxaan lagu talinay...

Fa'iidada nabada

Image
€ Luuqadda♧ ♡ ♤Download PDF♧ ♡ ♤Waardiyey ♧ Wax ka badal Nabad (Af Ingiriis : peace; Af Carabi : ar‎) waa xiliga xasiloonida iyo degenaashaha, ereyga NABADA waa af-garad ka soo horjeeda Dagaalka iyo qarbudaada ka dhex aloosma qowmiyadaha, ama dabaqadaha bulshada, ama dowladaha tartamaya, sooyaalka waxaa ka muuqanaya in badanka aadanuhu u janjeeraan dhinaca nabada, iyo ka talinta xasiloonida, iyagoo dejinaya booskii xasilooni darida iyo qalaanqalka dagaalka, sida la wada ogyahay nabadu waa tan joogtada ahaata waqti dheerna jirta, nabada ayaa waxaa la socda horumar iyo koboc dhinac walba taabanaya, dagaalka iyo dhibta ayaa lid ku ah marwalba xasiloonida ka dhalata nabada kiiyoo aan la jaan qaadi karin horumarka iyo ilbaxnimada. dhul nabad ah Nabada wanaageeda qaalinimadeed iyo lama huraanimada ay u tahay bulshada, maadiga ruuxda iyo guud ahaan nolosha ma garan karo qof aan u soo joogin balaayada dagaalka iyo dhibta uu leeyahay. nabada iyo amaanka ayaa aasaas lama huraan iyo shardi ...